MAXAAD CADAYN AH OO AAD HAYSAA ”INUU RW ROOBLE HANTI QARAN LUNSADAY”?
Join this channel to get access to perks:
Financial education
Brit somali TV
MAKING MONEY
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
providers dave ramsey
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer .
Table of Contents
Images related to the topic make money online somali

WAA MAXAY DANTA UGU JIRTA ROOBLE INUU DOORASHADA HOR ISTAAGO?
Search related to the topic WAA MAXAY DANTA UGU JIRTA ROOBLE INUU DOORASHADA HOR ISTAAGO?
#WAA #MAXAY #DANTA #UGU #JIRTA #ROOBLE #INUU #DOORASHADA #HOR #ISTAAGO
WAA MAXAY DANTA UGU JIRTA ROOBLE INUU DOORASHADA HOR ISTAAGO?
make money online somali
You can see more ways to make money here: see more here
You can see more ways to make money here: see more here
22 comments
RAALI GALIN,Waraysigaan xalay xilli danbe ayaan qaadnay sidaas awgeed way noo suurtoobi wayday isla xalay inaa idin soo dayno waqtigu meeshuu iska seegan yahay waa halkaas ka raali ahaada, Guulaysta.
Abdixafiid seda lugug Yaqanay mada uwarysanin
War ninku been weynaa macbuudkoo
Duli ayaad tahay
Weliba beenlow ah
Inqilaab dhicisoobay waaye fiiri wuxuu sheegaayo beenlow waa guruubka uu farmaajo adeegsado mafio idikaa been ah oo tuugo tuugadeeda kale jirin maxay hore ula geliwaayeen hadaladiisa aa isduqaynaso lair waa run in ay rooble ku duusheen waana idiin suurta geli wayday waa isku daydeen baxa ka baxa muqdisho hawiyoow kaca iska bixiya farmaajo iyo guruubkiisa 💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿🔈🔈🔈🔈🔈🔈🔈🔈
Ninkaani waa iskahantaatacaa waxalayiri nef qowracan geedo kama leexdo, hadii qofka farmajo wato uu simusuqa uguuleysan waayo qofkale ladooran mahayo waaye kooxda Nabar iyo Naxdin warkodu.
Ninkaan kulahaa madaxweyne xilkiisa aan dhamaan anagoo dhan ayaa og inuu mudo xiledkiisa dhamady farmajo haka baxo villa somaliya ama faraha hakala baxo arimaha doorashada
Rooble tuhunka loo soo jeediyey haka jawaabo, hadii kale waxbaa jira, shacabkuna ma ogolaanayaan nin noocaas ah in la yiraahdo waxbuu maamulayaa iyo doorasho ayuu ka shaqeynayaa, jawaab ayaa Raysal wasaaraha u taal ee ha keeno..
Somaaliyey hada ka soo kaban rabtaan kala halowgii 30ka sano ee maad iska saartaan dawladaha jaarka ee faragalinta idinku haysa oo kaligiin iyo danihiina soomaali u gaarka ah ka wada tashataan. Hada ayaa ciilkii lago soo nogonaya ee rajada soo nooleeya oo magaca soo celiya oo danihiina gaarka ah dib u dhiga oo danta dalka iyo dadka ha sareyso.
Mareexaan iyo cayayaankooda waa la iska qabanayaa,tuulooyinkiina nabadaysta intoo muqdisho ku soo ordaysaan Afwayne maaha Somali maanta
Wax heshis ah ma jiro, farmajo wa inu ka gura ama ka baxa villada waayo farmajo waa musharax, hadi xabad layaa looga saraaya
Beenlow ba tahay
Abdixafid shame of you
Miidan waa midka marka turkiga imaday sii beelaha ula shiiray qabiilka u kasoo jeedo farmmajo una sheegay in hadi farmajo xukunka kama dagay niyada dajiya inaga dalka waxabo nagam yalana besha haawiye ayaga aya daro waaween kulah inga horay ayan naloga qaxiye taas niyada galiy soow mahan midka kuhu sheekenay
Marka adiga miyan kaa dhageesan warkas
Beenlow
Nimankan laleeyahay waa bad baado qaran yeey ka amarqaataan maxayse uga amar qaadan waayeen taliye odawaa nimankaani waa mooryaan waxayna aad udhibaatee yaan shacabka muqdisho marka waaxaan codsanaynaa hadii aanahay shacabka muqdisho in laga bixiyo muqdisho wwana inay hoos yimaadaan haday ciidanyihiin taliska ciidanka
ilmahan yar abdirashid ladhaho been badanaa
48 saac madhamaatay 🧐
Xamar haduuu dagaal ka dhaco Xaarmaajo wuu cararayaa
ANIGO AH HOOYO SOMALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴GUUL IYO GOBAANIMO INSHALLAH SOMALIA HANOLATO SOMALIA HA ISRAACDO AMIIN INSHALLAH ADIGANA ALLAHA KU XAFIDO AMIIN
Caqliyada noocaan ah ayaa
Soomaalia taala
Shame on you cabdixafid you became one of opposition or even their own madia