WAX BADAN KA OGOOW ”CIDA SIDA GAARKA AH U BAR TILMAAMAYSANAYSA CABDIMAALIK”. CABDIMAALIK COLDOON CADAALAD MA HELI DOONAA?
Join this channel to get access to perks:
IFIYE22
Brit somali TV
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails .
Table of Contents
Images related to the topic make money online somali

COLDOON WALAALKIIS OO SI ADAG OGA HADLAY XARIGA CABDIMAALIK?
Search related to the topic COLDOON WALAALKIIS OO SI ADAG OGA HADLAY XARIGA CABDIMAALIK?
#COLDOON #WALAALKIIS #ADAG #OGA #HADLAY #XARIGA #CABDIMAALIK
COLDOON WALAALKIIS OO SI ADAG OGA HADLAY XARIGA CABDIMAALIK?
make money online somali
You can see more ways to make money here: see more here
You can see more ways to make money here: see more here
36 comments
Horta Abdi maalik maahan miyaa Iidoor mise waa laf gaabta lambda gabbooyaha iyosamaroomka 🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖
free coldoon….muuse biixi waayeel baad tahay! alle ka baq
waar ma fikir la cabirayaa in ilmahayga sumcadissa iyo karamadissa qomalud ku sheegaan anigana walid qayrul masuula inu ugu sheego ma xoriyatul qolbaa. takale anigu ciisa ahee ma inaaderkii iska samaaxaya imoodayaa ?????? maxkadu way qaldantay inay naga sii dayso lakiin geel caruuri qaday ma fogado bari isagaa cagihiiisa halku ku dhiman lahaa tagi.!!!!
SOMALILAND afduub iyo cabsi xoogan BIIXI handaraab DICTATOR HERGEYSA halaga xoreeyo garxajisow Coldoon u kaca
Waxa lagu Heesto waa Waxa ladiidan yaha waxa u shacabka Somaliyeed u qabanaayo waxa u kabadiyay Dowlada sidaas ayaa loheesta C malik
Sharci MEESHA kama shaqeyo WAA Meel DADKA LA ISKA xirto
Ninakni MEESHAN WAA KA qowleysanyaa Coldoon u hadlimayo
Shacabka somaliland hadeynu nahay waa inneynu mudaharaadnaa Sidani waa dulmi cad.
FREE CABDIMALIK COLDOON 🤲🤲🤲
COLDOONOO KALE MIYAA LOO XIRAA CAYAAR?????
CIDOONOO KALE MIYAA LOO CAYAAR COLDOONOO KALE MIYAA CIRIIRI LA GELIYAA COLDOONOO KALE MIYAA ♥ CAAMA LOOKADAA ARMA MACOLDOONOO KALAA JEELKA LAGU CESHAA COLDOON SII DAA MUUSOOW HACAAWIYEE DIINTEENA XANIIFKAA HA CAAWIYEE ♥ MISKIIN CIIDA YAAL WALAALOOW HACAAWIYEE CAMOOLE INDHA,LA WALAALOOW HACAAWIYEE AGOOMA CADIBAN WALAALOOW HACAAWIYEE. MIDAAN CASHAYNAYN WALAALOOW HACAAWIYEE DHAMAAN DAD CADIBAN WALAALOOW HACAAWIYEE COLDOON SIIDAA DAMEERAHA HACAAWIYEE
Nin kan coldoon hala daweeyo xaga maskaxda dad kiisu hady ka nxayaan nin hadii kale maxaa lagaga farxi bariba sidiisii ayuu ceeb walaaqan oo lasooxidhi ama reer koofur ha u soo dhumeen ama kuwa uu ka dhashy ee uu kadeedayo waleee hadaanu dawo helin waa kii ku dabeeya jeel waa hubuul kan cabdixafiid ee faqshta ah eeduliga ah somaliland ma somliya ayuu mooday
Somaliland halaga qabto ninka
Waa nin xamar u shaqeya
Waa hooyadi wase cabdi malik caldon
Awalna sharci daruu ku xirnaa hadana mark 2aad ayaa la xirey ilahow usoo celi xoriyadiisa
Ilaahey haka badbaadiyo munaafaqiinta abdi maalik
Alxamdulillahi
#FreeColdoon #FreeSSC #FreeAwdal
Coldoon guuleeyso wllo Allah haka soosaro xabsiga
Subxaan Allah. Ilaahay ha xafido Abdimalik. In shaa Allah wuu ka guuleysanayaa Waayo lilash iyo laqtamo meel mawada maraan. Ilaahay ayaaa jacel adoonkiisa xaqa ku taagan. In shaa Allah he will be free soon
Asc maansha allaah runta ayaa kugu jecel ahay waaligaa runta ku dhimo. Abdixafiid hadal Kaadii. Ugu Danbeeyay. Aad Ayaan ugu FArxay. Runta. Ayaa Alle nagu og yahay.jzk liibaan aduun iyo Aqiro. Aaaaaammmmmiiiiiinnnn
Ilaahay xoriyadiisa how soo celiyo
Adiguna wariye c/caafid waad mahadsantahay wariye qaaliya
Qareen jamaal madeela
Markasta waa Ku mahadsanyahay sidii adkaa ee aad ugu hawl gashay coldoona cadaalad ha hahelo
Ilahay ha ka soo saaro kuwa daalimiinta
Ninkan was qaran jabis inuu aamus ayut ku wanaagsan lahaa waa wadan yar oo hada soo kacaya somaliland ma aha wadamada hor Murray ma aha sida yurub ma ah markaa ogaada maxaad waxaad doonaysaan sida somali oo kale markaa nabad Susan ku cayaarin wadanka kama weena
War heedhe abdulahaafid walale maeshatan majiro waxamaulhi waeyo waa 1Qos ee ayaga istulestay dhankakale sharci mayaalo
Ninkan yar maxaa somaliland daba dhigay
Free coldoon free coldoon free coldoon
I AM SORRY!.!.!.
C/MALIK WAA SAMAFALE U GARGAARA UMMADDA SOMALIYED EE DHIBBAN!.!.!.OK.
QOF KASTOO UMADDA SOMALIYED EE DHIBBAN U GARGAARA WUXUU NOO SAARAN YAHAY MADAXA
Cabdi maalik coldoon es samafale samaliweyne WANs diinta islamka nafti huro wanaag Tageersan ilahay ha ku xafido insha
Cabdi maalik waa cadayn inaysan somaliland wadan ahayn ee qabiil dadka xoog ku haysto yihiin. gaalkasta iyo qanisiin iyo kaniisado dadka socdo xitaa way soo dhawaysteen qof warxaq ah sheegayna way xireen, Alla maxay cawaan yihiin dadka laga gaday somalilandnimada.
Asc maxkamada Somaaliland waa mahadsantahay sidoo kale dhalinyarada cusub ee baarlamaanka VIVA COLDOON VIVA SOMALILAND
Assalamu aleykum mashaAllah mashaAllah weriye Abdihafiid keep going Abdimalik alle haka qabto cadowga
Libaax